Allah ayaa mahad leh maanta ay taariikhdu tahay Arbaco 15 /01/2025 inoo suurta galiyay in uu si nabad ah noogu Soo dhamaado imtixaankii dhexe mid- term ka ee sanad dugsiyeedka 2024-2025 waxaana dhamaan #ardayda qiimaha badan ugu mahad celinaynaa dadaalka iyo howl karnimada ay sameeyeen iyo sida wanaagsan ay nidaamka guud u ilaaliyeen ardayda qiimaha badan waxan urajeynayaa in alle, SWT imtixanka ku guuleeyo dadaalkoodana ay ka Mira dhaliyaan inshallah.
Si lamid ah waxaan si weyn ugu mahad celinaynaa dhamaan #macalimiinta sharafta leh iyo maamulka dugsiga Rabiicul Ahli waxaan leeyahay mahadsanidiiin dhamaantiin. Dugsiga waxaa u galay fasax gaaban oo 15 maalin ah Natiijada imtixaanka waxaa lashaacin doonaa 29/01/2025 maalin arbaco ah, soo laabashada dugsiga waa 2/01/2025 maalin sabti ah insha allah.
@Maamulka
Comments
Post a Comment